Kód: 15489034
Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga dhulka hoose socda. Ma doonaysaa inaad barato sida loo guulaysto Hadii ay jawaabtaadu tahay haa ogow Buuggaan waa buuggaagii wa ... celý popis
Turečtina
256 Kč
Dostupnost:
50 % šance
Máme informaci, že by titul mohl být dostupný. Na základě vaší objednávky se ho pokusíme do 6 týdnů zajistit.
Zadejte do formuláře e-mailovou adresu a jakmile knihu naskladníme, zašleme vám o tom zprávu. Pohlídáme vše za vás.
Nákupem získáte 26 bodů
Anotace knihy
Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga dhulka hoose socda. Ma doonaysaa inaad barato sida loo guulaysto Hadii ay jawaabtaadu tahay haa ogow Buuggaan waa buuggaagii waana bare ku haboon sidii aad ku baran lahayd guusha, waa jiheeye ku tusiya waddada guusha, waa marjac aad u laaban karto mar waliba aad u baahato inaad wax ka ogaato guusha. Bal isweydii suurtagal ma tahay inaad iska guulaysato adigoo aadan baran sida loo guulaysto Ma kula tahay guusha inay iska timaado bilaa sabab laaan Ma umalaynaysaa inaad guulaysan karto adigoo aadan guusha u halgamin Ma kula tahay in guusha xaglo laabadan lagu gaaro Miyey kula tahay inay guusha fadhiga kuugu imaan doonto Maya sidaas ha ku fikirin waayo guusha markaad dalbato durbadiiba iskama timaadee sababo isbiirsaday ayay ku timaadaa marka baro sababhaas si aad u hesho sirta guusha Buuggaan wuxuu farta kuugu fiiqi doonaa habkii aad ku ugaarsan lahayd guusha aad dalbanayso, wuxuu taabanaya oo kaaga sheekaynayaa sidii aad u guulaysan lahayd, hormar u gaari lahayd, yoolkaaga u xaqiijin lahayd adigoo adeegsan doona qaaciddada guusha. Buuggaan Sirta Guusha waxaa saldhig u ah labo shuruuc oo kala ah 1. Inaad hesho xog muhiim ah oo laxiriira guusha 2. Dhaqan gelinta xogtaas adigoo adeegsanaya qaaciddada guusha
Parametry knihy
256 Kč
Turečtina
Osobní odběr Praha, Brno a 46879 dalších
Copyright ©2008-26 nejlevnejsi-knihy.cz Všechna práva vyhrazenaSoukromíCookies
Vrácení do měsíce
571 999 099 (8-15.30h)Nákupní košík ( prázdný )
Nacházíte se: